✅ laba_Guri iib ah, 6 qol cusub Hargeisa xaafada jigjiga_yar, gaar ahaan istaanka basbaska jigjiga_yar ee cusub baa jaar la yihiiin.
✅ gurigu waa 4 hurdo, fadhi iyo cunto, kijinkii, 3 suuli iyo dayr 2 gaadhi gal.
✅ qiimaha waa $65,000,Bayacaad ka furan tahay.
✅️ #Cabirka 9m×24m, 216square meter
■ La xidhiidh nambarada hoose:—
✅ #CALL_US ☎️063-4650742☎️
✅ wa.me/+252634650742 whatsapp