✅ Guri iib ah, 7 qol cusub Hargeisa xaafada jigjiga_yar, gaar ahaan #Garoonka baxsane dhanka waqooyi ka xigaan #Baska aya u dhow yahay.
✅ gurigu waa 4 hurdo, fadhi iyo cunto, qol service, kijinkii, 3 suuli iyo dayr 2 gaadhi gal.
Madbakhaa kabadho baa loo sameeyaay
✅ #qiimaha waa $73,000,Bayacaad ka furan tahay.
✅️ #Cabirka 9m×24m
■ La xidhiidh nambarada hoose:—
✅ #Wa.me/+252634650742. whatsapp
✅ #wa.me/+252659207741 whatsapp