#9_Guri #iib ah, 7 qol mid walba #cusub #Hargeisa #xaafada #jigjiga_yar, gaar ahaan #kaalinta_qamar dabadeda. #Baska aya u dhow.
✅ guryuhu waa 4 hurdo, fadhi iyo cunto, qol service, kijinkii, 3 suuli iyo dayr 2 gaadhi gal. Mid walba. Madbakhu kabadho ayu leeyahay.
✅ #qiimaha waa $71,000, $75,000, $83,000. Bayacaad ka furan tahay.
✅️ #Cabirka 9m/24m, 10m/24m, 12m/24m
■ La xidhiidh nambarada hoose:—
✅ #wa.me/+252634650742 whatsapp
✅ #wa.me/+252659207741 whatsapp